Noocyada ugu caansan xanuunada Maskaxda iyo sababaha ay ku yimaadaan?
Xanuunnada Maskaxda Maxay Yihiin? Xanuunnada maskaxda, oo sidoo kale loo yaqaan cudurrada niyadda ama cilmi-nafsiga, waa xaalado caafimaad oo saameeya habka fikirka, dareenka, iyo dabeecadaha qofka. Waxay sababi karaan dhibaatooyin soo noqnoqda oo ku saabsan nolosha shaqsiga, xidhiidhada bulshada, shaqada, iyo awoodda qofka inuu wax qabsado. Xanuunnada maskaxda waxay u dhexeeyaan kuwo sahlan ilaa kuwo […]
Noocyada ugu caansan xanuunada Maskaxda iyo sababaha ay ku yimaadaan? Read More »